Maxaa dhacaya marka kumannaan dhalinyaro ah oo waxbartay ay jaamcaddaha kasoo baxaan iyagoo aan helin shaqo, aan helin hagid, aan helin maalgelin?
Waxaa dhici kara dhibaato dhaqaale, dhibaato dhaqan,dhibaato suuq, dhibaato bulsho, iyo dhibaato amni oo tartiib tartiib u koraysa. Marka arday waxbartay: waxaa lumaya: A. Maxaa Dhaqaale ahaan U Dhaca Marka Dhalinyarada Waxbaratay Ay Shaqo iyo Garab-Istaag Waayaan? Dad badan waxay arrintan u arkaan “dhibaato shaqo la’aan” oo keliya.Taasi waa aragti gaaban. Dhab ahaantii, marka dhalinyarada




