Sidee Ardaygu U bilaabi karaa Ganacsi Guulaysta
Jaamacaddu waa meesha lagu koriyo hibada himilada iyo hiigsiga waa meel ay ka dhalan karaan fikrado ganacsi iyo hal-abuur cusub. Waa madal aad riyadaada ku rumeeyn karto Shirkadaha ugu waaweyn dunida uguna saamaynta badan waxaa bilaabay arday jaamacadeed Facebook, Microsoft, Google. Tani waxay muujinaysaa in jaamacaddu tahay deegaan ku habboon abuurista ganacsi guulaysta Laakiin su’aasha
Sidee Ardaygu U bilaabi karaa Ganacsi Guulaysta Read More »

