Jaamacaddu sidee ayey u dhisi kartaa culture hal abuur? si ay usoo saarto araday hal abuur leh
Qarnigan maanta lagu jiro, jaamacaddu ma aha oo keliya meel lagu qaato casharro, imtixaano, iyo shahaado. Jaamacadda casriga ahi waa xarun fikir-dhalis ah, goob hal-abuurka lagu kobciyo, iyo nidaam bulsho oo soo saara dhalinyaro xallin kara dhibaatooyinka nolosha dhabta ah. Sidee jaamacaduhu u dhisi karaan arday aan kaliya wax xafidsanayn, balse noqda hal-abuurayaal, hogaamiyayaal hormuud


