Business Idea

Maxaa dhacaya marka kumannaan dhalinyaro ah oo waxbartay ay jaamcaddaha kasoo baxaan iyagoo aan helin shaqo, aan helin hagid, aan helin maalgelin?

Waxaa dhici kara dhibaato dhaqaale, dhibaato dhaqan,dhibaato suuq, dhibaato bulsho, iyo dhibaato amni oo tartiib tartiib u koraysa. Marka arday waxbartay: waxaa lumaya: A. Maxaa Dhaqaale ahaan U Dhaca Marka Dhalinyarada Waxbaratay Ay Shaqo iyo Garab-Istaag Waayaan? Dad badan waxay arrintan u arkaan “dhibaato shaqo la’aan” oo keliya.Taasi waa aragti gaaban. Dhab ahaantii, marka dhalinyarada

Maxaa dhacaya marka kumannaan dhalinyaro ah oo waxbartay ay jaamcaddaha kasoo baxaan iyagoo aan helin shaqo, aan helin hagid, aan helin maalgelin? Read More »

Jaamacaddu sidee ayey u dhisi kartaa culture hal abuur? si ay usoo saarto araday hal abuur leh

Qarnigan maanta lagu jiro, jaamacaddu ma aha oo keliya meel lagu qaato casharro, imtixaano, iyo shahaado. Jaamacadda casriga ahi waa xarun fikir-dhalis ah, goob hal-abuurka lagu kobciyo, iyo nidaam bulsho oo soo saara dhalinyaro xallin kara dhibaatooyinka nolosha dhabta ah. Sidee jaamacaduhu u dhisi karaan arday aan kaliya wax xafidsanayn, balse noqda hal-abuurayaal, hogaamiyayaal hormuud

Jaamacaddu sidee ayey u dhisi kartaa culture hal abuur? si ay usoo saarto araday hal abuur leh Read More »

Sidee Ardaygu U bilaabi karaa Ganacsi Guulaysta

Jaamacaddu waa meesha lagu koriyo hibada himilada iyo hiigsiga waa meel ay ka dhalan karaan fikrado ganacsi iyo hal-abuur cusub. Waa madal aad riyadaada ku rumeeyn karto Shirkadaha ugu waaweyn dunida uguna saamaynta badan waxaa bilaabay arday jaamacadeed Facebook, Microsoft, Google. Tani waxay muujinaysaa in jaamacaddu tahay deegaan ku habboon abuurista ganacsi guulaysta   Laakiin su’aasha

Sidee Ardaygu U bilaabi karaa Ganacsi Guulaysta Read More »

Scroll to Top